Amiir Tamim Bin Hamad oo Saxiixay Labo Heshiis ay horey u gaareen Somalia iyo Qadar
Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa saxiixay heshiisyo ay horey u wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Qadar, waxaana heshiisyadan yihiin kuwa faa’iido...