Ra’isul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo la kulmay Boqor Cabdalla (Daawo Sawirada)
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ku sugan dalka Jordan ayaa kulan la qaatay boqorka dalkaasi, Boqor Abdallah II bin Al-Hussein...