Somaliland oo War kasoo saartay Go’aanka dowlada ku erisay Danjire Nicholas Haysom
War Saxaafadeed kasoo baxay maamulka Somaliland ayaa looga hor yimid go’aanka dowlada Federaalka Soomaaliya dalka uga eryeyso Wakiilka xoghayaha guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya...