Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ay ka duushay diyaarad gaar ah oo loogu...
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamo dowlada dhawaan geysay magaaladaasi iyo ciidamo kale oo...
Michael Cohen ayaa xukunkan lagu riday kadib markii lagu helay danbiyo la xariira inuu been u sheegay danbi-baarayaasha iyo Kongareeska dalkaasi ee baaraya kiiska xiriirka...
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho safar ku yimaado Madaxweynaha dalka Eritrea  Isaias Afwerki iyo wafdi uu hogaaminayo, waxaana socota qaban qaabada soo dhaweynta wafdigan....
Ra’iisul Wasaaraha Britain Theresa May ayaa ka badbaaday mooshin kalsooni kala noqosho oo ay keeneen Xildhibaanada xisbiga muxaafidka kadib khilaaf ka dhashay sida UK uga...