Madaxweyne Donald Trump ayaa saaka ka degay magaalada London ee dalka Ingiriiska, isagoo xalay ka duuley garoonka Milatariga ee Joint Base Andrews ee gobolka Meryland,...
Dowlada Saudi Arabia ayaa maanta ku dhalleeceysay Qatar diidmadeeda natiijadii kasoo baxday shirkii ku saabsanaa xiisadda gobolka iyo Iran ee dhowaan ka dhacay magaalada Makkah,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Midowga Yurub ee loo soo magacaabay Soomaaliya Mudane...
Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa maanta is dhaafsaday maxaabiis dagaal ay ku kala qabsadeen dagaalkii cuslaa ee labada maamul sanadkii hore ku dhax maray deegaanka...
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa ka dhax aloosan khilaaf siyaasadeed oo salka ku haya muranka badda ee labada wadan u dhaxeeya , waxaana dacwada...
Magaalada Khartuum ee caaimada dalka Sudan ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto xaalad kacsanaan ah, milatariga awooda dalkaasi la wareegay ayaana bilaabay in...