Dowlada Soomaaliya oo mar kale ka codsatay Kenya in ay usoo gacan galiso C/rashiid Janan
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaalle ayaa ka hadlay baxsashadii Wasiirka amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo hada abaabul dagaal kawada gobolka Gedo....