Dowlada Shiinaha ayaa dooneysa in ay dumiso Masjid weyn oo dhawaan laga dhisay gobol kuyaala galbeedka dalkaasi ee Ningxia, waxaana duminta masjidkaasi si weyn uga soo...
Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen degaan lagu magacaabo Geedweyne oo ku yaalla duleedka degmada Doolow ee gobolka Gedo. War ay baahisay Idaacadda al-Shabaab ayaa...
Waxaa shalay gelinkii lagu qabtay magaalada Muqdisho aqoon-isweydaarsi hal maalin socday oo ku saabsanaa barashada qorsheynta Maamulka iyo istiraatijiyada ganacsiga goobaha caafimaadka ee gaarka loo...