Wasiir Maaliyada Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay Bella Bird (Daawo Sawirada)
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Haweeney Madax uga ah Bangiga Aduunka qaar kamid ah Wadamada...