Tuesday, April 23, 2024

Madaxweyne Deni iyo Golihiisa Wasiiradiisa oo ansixiyay Lix xeer oo la horgeeyay (Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga, Warbixinta dhacdooyinka todobaadka, Ansixinta Lix Xeer oo isugu...

Jidka ugu sahlan ee loo mari karo Midowga ama kala go’a Somalia & Somaliland..!

Dowladda Soomaaliya, dowladaha deriska, iyo kuwa caalamka inta aan la soo abaabulin shirka waxey madaxda Somaliland si mutuxan ugu sheegeen wadahadalku inuu ku saleysan...

Akhriso: Shan arrimood oo sabab u ah Khilaafka dhex mara dawladda dhexe iyo maamul...

Tan iyo markii uu billowday nidaamka federaalka ee Soomaaliya ay qaadatay waxaa soo baxayey ismaandhaaf u dhaxeeya maamul goboleedyada (dawlad goboleedyo) iyo dawladda dhexe. Dhowr...

Dowladaha Soomaaliya iyo UK oo arrimo muhiim ah kawada hadlay (Daawo Sawirro)

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ahna Ra’iisul xigeenka Dalka mudane Salah Jama, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya Mrs. Kate...

Dowlada Somalia oo shaacisay in beri ay tahay Maalinta koowaad ee bisha Ramadaan

Wasiiru dowlaha Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Macalin Yaxye ayaa ku dhawaaqay in maalinta beri ah ay tahay maalinta...

Cod-bixin ka bilaabatay dalka Iran & shacabka oo dooranaya Madaweyne cusub (Sawirro)

Shacabka reer Iiraan ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta ee tartanka madaxtinimo ee dalkaasi, iyadoo ay jiraan walaac laga qabo tirada dadka ka soo...

Al Shabaab oo Bayaan kasoo saartay Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

Xarakada Al Shabaab ayaa durba sheegatay masuuliyada qarax ismiidaamin ah oo barqadii maanta ka dhacay Koontarool laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya oo kuyaala agagaarka Isgooska...

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis ay ku baxayso 98 Milyan oo...

Dowlada federaalka ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis bilowga wajigii labaad ee barnaamijka lagu horumarinayo dhaqaalaha dalka. Heshiiskan Dowlada...

Q/Midoobay oo si diiran u soo dhoweysay hadal ka soo yeeray kooxda Xuutiyiinta Yemen

Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweeysey qorshe nabadeed oo ay soo bandhigeen kooxda Xuutiyiinta Yemen ee Iran taageerto, kaasoo ah inay joojinayaan weerarrada ay ku...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs