Sunday, April 21, 2024

Somaliland oo ciidanka DDS ku eedeysay iney ka qeyb ka yihiin dagaalka Laascaanood

Somaliland ayaa markii ugu horreysay sheegtay in ciidamo ka yimid Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ay qayb ka yihiin dagaalka ka socda magaalada Laascaanood. Qodobo dhowr...

Go’aanno xasaasi ah oo kasoo baxay Shirkii Jaamacadda Carabta iyo Maxkamad loo…

Shir deg deg oo ay isugu yimaadeen Wasiirrada Arrimaha dibadda dalalka Jaamacadda Carabta, oo uu khudbad dhanka fogaaan arag ah ka jeediyay Ra’iisul Wasaare...

Tirada kiisaska cudurka COVID-19 ee laga helay gudaha Soomaaliya oo kordhay

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay...

Galmudug oo shaacisay in uu fashilmay shirkii ka socday Garawe (Akhriso War Saxaafadeed)

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay fashilka ku yimid shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo kuwa Federaalka uga socanayay 5-10 bishan Magaalada...

Al-Shabaab oo beenisay War ka soo baxay taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika

Al-Shabaab ayaa war kasoo saartay duqeyntii lagu dilay nin lagu sheegay inuu yahay suldaanka Beesha H/Gidir ee gobolada Jubbooyinka oo maalmo ka hor ay...

Musharaxiin war kulul kasoo saaray Dagaalkii saakay ka dhacay magaalada Baydhabo

Midowga musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii saakay lagu qaaday guri Baydhabo ku leeyahay musharax Madaxweyne...

Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Saraakiil Mareykan ah oo tagay furumaha dagaalka (Sawirro)

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jenaraal Ibraahim Muxyadiin iyo saraakiil ciidan oo la socota ayaa gaaray degmada Galcad ee gobolka Galgaduud, halkaas oo fariisin weyn...

Guddoomiye Cumar Filish oo xariga ka jaray xarun muhiim ah oo la dayactiray (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray xarunta baadi qabadka ee xoolaha nool oo...

Xafiiska korontada ee Jigjiga oo haweenka ku amray in Sulwaal soo xirtaan iyo carro...

Warqad kasoo baxday xafiiska maamulka wakaaallada korontada magaalada Jigjiga ee dowlada deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu amray haweenka ka shaqeeya xaruntaasi in ay soo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs