Maamulka Degmada Xudur ayaa soo bandhigay sargaal ay sheegeen in uu katirsanaa dagaalyahanada Al Shabaab, waxa ayna sheegeen in sargaalkan uu kasoo goostay Al Shabaab...
Qeyb kale oo ka mid ah ciidamada Kumandoska Soomaaliyeed guutada Gorgor ayaa galabta ku soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii ay tababar adag ku...
Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlusunna, Shiikh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in Al-Shabaab mar kale lagu beerayo dhulkii ay horey uga saareen ee degaanada Galmudug taasoo uu...
Labada gole ee dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war-murtiyeed ka soo saaray fara galinta ay dawladda federaalka ka wado gobolka iyo xaaladda amni darro ee ay...
Somaliland, ayaa markii u horeysay war ka soo saartay Safarka la sheegay in Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tagayo magaalada Hargeysa. Wasiir ku-xigeenka arrimaha...
Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dil caawa Weriye ka tirsanaa TV-ga Universal loogu geystay degmada Afgooye gobolka Sh/hoose. Qoraal kooban oo lagu daabacay bogga...
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Qatar ayaa sheegay in wadahaddaladii u dhexeeyey Doha iyo Riyadh si loo dhameeyo khilaafka dublumaasiyadeed ee ka dhex aloosan uu haatan...