Category : NEWS
Dagaal dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta kMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in dagaal saacadihii lasoo dhaafay ka socday duleedka Kismaayo lagu dilay dad...
Dowlada oo War kasoo saartay sida loo fuliyo Weerarada lala beegsado Al Shabaab
War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay sida loo fuliyo weerarada dhinaca cirka ah ay dowlada Mareykanka ka geesato deegaanada...
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Madaxweyne Farmaajo oo cafis u fidiyay Maxaabiis xabsiyada dowlada ku xiran
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo...
Dil dad badan ka naxeen oo ka dhacay Baladweyne iyo Ninkii geestay oo la qabtay
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay xaafad katirsan magaaladaasi uu ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen kadib...
Somtel oo Macaamiisheeda usoo bandhigtay adeeg cusub oo raqiis ah
Shirkada Isgaarsiinta Somtel Somalia ayaa Dhawaan Xariga Ka Jartay Xirmada $5 ee Adeegga Jumca Kariim Kaasoo Macaamiisha U Suuragilinaya In Mar Qura Uu Ku Shubto...
RW Somalia oo go’aano cusub ka soo saaray xayiraadii ka dhalatay cudurka Coronavirus
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa caawa ka hadlay dhibaatada Caabuqa Corona iyo cudurka ka dhasha ee loo yaqaan Covid19, saameynta...
Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo War ka soo saaray rasaas ka dhacday agagaarka hoyga Shiikh Shariif
Xeer Ilaaliyada Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa beeniyey eedeymaha sheegaya in gaari ay leeyihiin ciidanka Booliska DF uu rasaas ku furay difaaca koowaad...
Wasaaradda A/dibeda oo soo saartay War-saxaafadeed lagu taageerayo Sacuudiga
WAR-SAXAAFADEED Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si kulul u cambaaraynaysaa maleeshiyooyinka Xuutiyiinta ee Yemen ee gantaalada balaastikada ku riday Magaalooyinka Riyadh iyo Jizan ee...
(Sawirro) Booliska DF oo lagu eedeeyey iney rasaas ku fureen hoyga Shiikh Shariif
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku eedeeyey ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya inay rasaas ku...