Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed oo haatana ah Guddoomiyaha Madasha xisbiyada Qaran ee mucaaradka ah ayaa la kulmay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya...
Qoraal kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu difaacay weriye Harun Macruf oo u shaqeeya Laanta Afsoomaaliga ee VOA-da oo ay dhowaan eedeysay Hay’adda...
Maxkamadda ICJ ayaa June 8, 2020 u madlan inay dhegaysato doodda Soomaaliya iyo Kenya. Inkastoo difaaca Soomaaliya aysan ka soo muuqan doonin Muna Maxamed Sharmaan,...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray go’aan lagu kordhiyey hakinta dhageysiga dacwadaha madaniga, furashada dacwadaha Cusub, iyo racfaan qaadashada ilaa...