Dowlada Burundi ayaa caasimada Bujumbura ka mamnuucday mootada seddedx lugoodka ah ee bajaajta loo yaqaano iyo kuwa labada lugood leh. Baaskiiladda gaarka loo leeyahay iyo...
Howl-wadeen ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa saxaafadda u soo dusiyay cabasho ka dhan ah Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Isniintii sheegay “inay caddahay” in Russia ay ka fakarayso inay hub kiimiko iyo bayoloji ah u adeegsato dagaalka Ukraine, wuxuuna...
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrikom ayaa abaalmarin siiyay saddex askari oo u dhashay dalka Mareykanka ,kuwaa oo la sheegay in ay qeyb ka ahaayeen askar...
Ciidamada Ruushka ee duullaanka ku qaaday dalka Ukraine ayaa la sheegay in ay dileen nin Oday Yahuudi ah oo ka badbaaday xasuuqii ciidamada Naaziga Jarmalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku tegay Magaalada New York ee isla dalka Maraykanka. Muuse...