Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa soo saaray War Saxaafadeed ay uga jawaabayeen War Murtiyeed shalay ay soo saareen Xildhibaanada Aqalka sare ku matala Dowlad goboleedyada....
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo maanta khudbaddiisii ugu horreysay ka jeedinayay shirka xisbiga EPRDF ,ayuu kaga hadlay dagaalka ku saleesan qowmiyadaha ee ka soo...