Akhriso: War Saxaafadeed xasaasi ah ay soo saareen Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa soo saaray War Saxaafadeed ay uga jawaabayeen War Murtiyeed shalay ay soo saareen Xildhibaanada Aqalka sare ku matala Dowlad goboleedyada.

War Saxaafadeedka kasoo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa lagu sheegay in lama filaan ku noqotay War Murtiyeedkii shalay kasoo baxay Xildhibaanada Aqalka sare.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Golaha Iskaashiga

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -