Shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Berbera ee maamulka Somaliland waxa ay ka dhiseysaa dekad labaad oo la qorsheenayo in...
Magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa dhawaan lagu wadaa in ay shir ku yeeshaan Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, waxaana shirkan ka maqan maamulka Hirshabelle oo...
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa xukuno xabsi ah ku riday labo nin oo lagu eedeeyay in ay katirsan yihiin kooxda Al Shabaab...
Xarunta digniinada ka bixisa duufaannada ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay in duufaan laga cabsi qabo in ay waxyeelo geesato in ay kusoo wajahan tahay dalal...
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in galabta magaaladaasi Xildhibaanada Ahlu Sunna ku matala Galmudug ku doorteen Gudoomiye Baarlamaan....
Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe waxa ay galabta ku toogteen shan ruux ay ku eedeeyeen in ay ahaayeen jawaasiis...
Dowlada Itoobiya ayaa is badal ku sameesay qaabkii ay dalkeeda kusoo gali jireen dadka kasoo jeeda Wadamada Afrika, waxaana talaabadan cusub ay qaaday dowlada Itoobiya...
Ciidamada amaanka maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay geel laga soo dhacay deegaano katirsan gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya iyo sidoo kale burcadii geelaasi...