Ra’isul Wasaare Kheyre oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Jowhar (Daawo Sawirada)
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban labada golle ee dowlada ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka...