Soomaaliya oo kaalin aan lagu farxin ka gashay Wadamada Ugu Musuq maasuqa badan DunidaCabdi CadeJanuary 29, 2019January 29, 2019 by Cabdi CadeJanuary 29, 2019January 29, 20190 Soomaaliya waxaa wali ka jira musuq maasuq xoogan oo wax badan u dhimay dowladnimada iyo horumarka Soomaaliya, waxa ayna Soomaaliya sanad kasta safka hore kaga... Read more
Xildhibaan taageeray Hadalkii Musaveni wax uga sheegay Dowladnimada SoomaaliyaCabdi CadeJanuary 29, 2019January 29, 2019 by Cabdi CadeJanuary 29, 2019January 29, 20190 Madaxweynaha dowlada Uganda Yowerki Musaveni ayaa sheegay inay dunida ka jiraan dalal dhowr ah oo aan dowlad lahayn. isagoo tusaale cad aan ganbad laheyn u soo... Read more
Abiy Ahmed oo Xaqiijiyay in Xabsiga laga sii daayay Sheekh Mohammed Hussein Cabdi CadeJanuary 29, 2019January 29, 2019 by Cabdi CadeJanuary 29, 2019January 29, 20190 Boqortooyada Sacuudiga ayaa xabsiga kasii daysay Sheikh Mohammed Hussein al-Amoudi oo ah bilyaneer u dhashay dalka Ethiopia, waxaana Hantiilahan mudo sanad iyo bilooyin ah ku... Read more
Qorshaha Fulinta Ballan Qaadyadii wasaaradaha la galeen R/W Kheyre oo bilowday (Sawirro)Cabdi CadeJanuary 28, 2019 by Cabdi CadeJanuary 28, 20190 Ku-simaha ra’iisul wasaarha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ahna ra’iisul wasaare ku-xigeen, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta daah-furay qorshaha fulinta ballan qaadyadii wasaaraduhu la... Read more
Taliska ciidanka Asluubta oo ka hadlay Nin Ajnabi ah oo lagu weeraray Xabsiga DhaxeCabdi CadeJanuary 28, 2019 by Cabdi CadeJanuary 28, 20190 Taliye kuxigeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jen. C/kariin Cali Afrax oo Warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay dhaawac la sheegay in gudaha xabsiga dhaxe... Read more
Saraakiil iyo ciidamo loo xirayo Tacadi ay u geesteen Wiil Dhalinyaro ah (Daawo Sawirada)Cabdi CadeJanuary 28, 2019 by Cabdi CadeJanuary 28, 20190 Madaxweynaha dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa, ayaa amar ku bixiyay in lasoo xiro saraakiil katirsan laamaha amaanka dalkaasi, oo muuqaal laga duubay iyaga oo si xun... Read more
Daawo Sawirada: Ra’isul Wasaare Kheyre oo lagu soo dhaweeyay magaalada NairobiCabdi CadeJanuary 28, 2019 by Cabdi CadeJanuary 28, 20190 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku soo gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka... Read more
Xildhibaan kamid noqonaya Golaha Shacabka Soomaaliya oo goordhaw la doortayCabdi CadeJanuary 28, 2019 by Cabdi CadeJanuary 28, 20190 Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya lagu doortay Xildhibaan buuxinaya kursi ka banaanaa golaha Shacabka Soomaaliya. Kursiga maanta lagu... Read more
Ra’isul Wasaare Kheyre iyo Wafti uu hogaaminayo oo goordhaw ka dhoofay MuqdishoCabdi CadeJanuary 28, 2019 by Cabdi CadeJanuary 28, 20190 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa goordhaw ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Waftiga... Read more
Al Shabaab oo soo bandhigtay Gaari dagaal iyo Hub ay dagaal kusoo qabsadeen (Daawo Sawirada)Cabdi CadeJanuary 28, 2019 by Cabdi CadeJanuary 28, 20190 Xarakada Al Shabaab ayaa magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe kusoo bandhigtay gaari dagaal oo nuuciisu yahay Cabdi Bille uu ku xiran yahay qorayga dhashiikaha... Read more