Madaxweyne Deni oo Hakiyay Qaabilaada dadka ugu imaanaya Madaxtooyada (Akhri Sababta)
Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa lagu shaaciyay in Madaxweyne Saciid Deni uu hakiyay dhamaan Qaabilaada Golayaasha iyo dadka kale ee Madaxtooyada u yimaada...