Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Madaxweyne Deni oo Hakiyay Qaabilaada dadka ugu imaanaya Madaxtooyada (Akhri Sababta)

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa lagu shaaciyay in Madaxweyne Saciid Deni uu hakiyay dhamaan Qaabilaada Golayaasha iyo dadka kale ee Madaxtooyada u yimaada la kulankiisa.

Madaxtooyada Puntland qoraalka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in daruufo jiro owgeyd uu Madaxweynaha Puntland si KMG ah u hakiyay qaabilaada iyo balamadii loo sameenayay dadka doonaya in ar arkaan Madaxweynaha.

Sida ana Wararka ku heleyno hakinta qaabilaada iyo balamada Madxaweyne Deni ayaa looga gonleeyahay in aan lagu fara galin magacaabista golaha Wasiirada uu yeelanayo maamulka Puntland oo la filayo in uu dhawaan soo magacaabo.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Madaxtooyada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

(Daawo Sawirro) Ciidamada Midowga Yurub oo tababar casri ah u soo xiray Saraakiil ka tirsan Xooga dalka Somalia

Caydiid Ali

Maamulka G/Hiiraan oo War ka soo saaray qaraxii lagu hoobtay ee Beledweyne

Caydiid Ali

Dagaal ka dhacay degaanka Kamorow & Ciidanka Jubbaland oo talaabo qaaday (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---