Wasiirada Arimaha Dibadda Itoobiya iyo Eritrea oo soo gaaray Muqdisho (Daawo Sawirada)
Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ay hogaaminayaan Wasiiradda Arrimaha Dibada Dalalka Itoobiya iyo Eritrea Dr. Workneh Gebeyehu iyo Cusmaan Saalax....