Samboolshe oo kulano muhiim ah kawada degmada Moqokori
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa xalay degmada Moqokori kulan looga tashaday dardar gelinta dagaalka Khawaarijta...