Farmaajo oo war kasoo saaray Gogosha uu fidiyay Madaxweyne Xasan
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa soo dhaweeyay gogosha siyaasadeed uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, taa oo la muddeeyay in ay qabsoonto...