NEWS Turkiga oo yareenaya saameynta UAE ku leedahay Soomaaliya iyo Sacuudiga oo…Cabdi CadeMay 19, 2025May 19, 2025 by Cabdi CadeMay 19, 2025May 19, 20250 Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga , Hakan Fidan ayaa shalay gaaray magaalada Riyaad ee xarunta dalka Sacuudiga , halkaa oo uu kula kulmay dhiggiisa Sacuudiga, Faysan... Read more
NEWS Ra’isul Wasaare Xamse oo shaaciyay hal arrin oo waajib ku ah dadka SoomaaliyeedCabdi CadeMay 19, 2025 by Cabdi CadeMay 19, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah oo dhallinyarada Soomaaliyeed looga baahan... Read more
NEWS Xukun dil ah oo lagu fuliyay nin shalay un dil geestay (Sawirro)Cabdi CadeMay 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 20250 Maxkamadda gobolka Baay ayaa maanta fulisay xukun dil toogasho ah oo lagu riday Axmed Cabdullaahi Maxamuud, kaasi oo shalay magaalada Baydhabo ku dilay Abshir Xasan... Read more
NEWS Dhismaha Laamiga Nasiib Buundo oo maanta la dhagax-dhigay (Sawirro)Cabdi CadeMay 18, 2025May 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 2025May 18, 20250 Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo uu wehliyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Ahna Duqa Muqdisho, Mudane... Read more
NEWS Dowladda oo war kasoo saartay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Damaayo ka dhacayCabdi CadeMay 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 20250 War-saxaafadeed kooban oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya, ayaa looga hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay afaafka hore xerada ciidamada Damaayo. ”Saakay abaare 09:20am... Read more
NEWS Nin lacag abaalmarin ah ku helay Shabaab uu dilay oo isna maanta la dilayCabdi CadeMay 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 20250 Waxaa maanta dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa Macawuusleyda gobolka Hiiraan, uu ka dhacay xadka ay wadaagaan... Read more
NEWS Cirro oo shaaciyay in uu ka qeyb qaadanayo xal u heli xaalada Siyaasadeed ee SoomaaliyaCabdi CadeMay 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 20250 Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), oo maanta khudbad dheer ka jeediyay munaasabadda 18 May, ayaa hadlay xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya iyo qorshaha ay... Read more
NEWS Qarax ismiidaamin khasaaro badan geestay oo ka dhacay xero kutaalla MuqdishoCabdi CadeMay 18, 2025May 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 2025May 18, 20250 Qarax ismiidaamin ah uu fuliyay nin waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa goordhaw ka dhacay xerada Damaanyo ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan goob ay saf... Read more
NEWS Axmed Madoobe oo saakay ka degay Nairobi iyo xog ku aadan ujeedka SafarkiisaCabdi CadeMay 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 20250 Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa saakay ka degay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, isaga oo diyaarad gaar ah ka qaatay magaalada... Read more
NEWS Soomaaliya iyo Ciraaq oo heshiis amni kala saxiixdayCabdi CadeMay 18, 2025May 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 2025May 18, 20250 Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Ciraaq, Mudane Cabdul-Amiir Al-Shamari, ayaa magaalada Baqdaad... Read more