Fiqi” Mucaaradka xafiisyada Ajnabiga isku ciriirinayaan kuna cabaadayaan ”
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka falceliyay war-saxaafadeed maanta kasoo baxay Madasha Samata-bixinta ay ku mideysan yihiin siyaasiyiinta mucaaradka, kuwaa oo...