Dadka shacabka ah ee kunool dhismaha Matxafka Qaranka ayaa lagu amray in ay halkaasi isaga guuraan, waxaana lagu wadaa in dhismaha Matxafka Qaranka lagu sameeyo dib...
Madaxweynaha dalka Itoobiya Mulatu Teshome, ayaa beri oo khamiis ah lagu wadaa in uu hortago Baarlamaanka dalkaasi Itoobiya kana hor cadeeyo in uu iska casilay xilka...
Boqortooyada Sacuudiga ayaa u balan qaaday dowlada Pakistan in ay siineyso 6-Bilyan oo Dollar oo isugu jirta deeq iyo deyn, waxaana lacagtan xoogeeda lagu kabayaa...
Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa u muuqda inay ka go’an tahay inuu ka baxo heshiis lagu xakameynayo hubka oo Mareykanka uu Ruushka la galay 1987-kii,...
Burcad hubeesan ayaa weerar ku qaaday dukaan si ay uga soo dhacaan lacago, hasa ahaatee ruuxa dukaanka iibinayay ayaa kaarto cajiib ah u degay burcada...