NEWS Ciidamo huwan ah oo fuliyay howlgal khasaaro lagu gaarsiiyay Al ShabaabCabdi CadeMay 17, 2025 by Cabdi CadeMay 17, 20250 Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa macawuusleyda deegaanka ayaa xalay weerar ku qaaday xubno katirsan Al Shanaab oo isku uruursanayay inta u dhaxeysa deegaannada Towfiiq iyo... Read more
NEWS Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Bagdaad (Sawirro)Cabdi CadeMay 17, 2025May 17, 2025 by Cabdi CadeMay 17, 2025May 17, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madsx sare oo katirsan dowladda... Read more
NEWS Dad badan oo loo tahriibinayo Yurub iyada oo laga dhigayo Shaqaale dowladeedCabdi CadeMay 17, 2025May 17, 2025 by Cabdi CadeMay 17, 2025May 17, 20250 Magaalada Geneva ee caasimadda dalka Switzerland, ayaa sannadkaan martigelinaysa tahriibiyeyaal Soomaaliyeed, kuwaasoo si musuq ah loogu soo dhex daray wufuudda rasmiga ah oo ka socda... Read more
NEWS Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir muhiim ah oo ka dhacay RuushkaCabdi CadeMay 16, 2025 by Cabdi CadeMay 16, 20250 Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka, iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa ka qayb galay Shirkii Wasiirrada Dhaqanka ee Dunida Islaamka iyo Ruushka... Read more
NEWS Madaxweyne Axmed Madoobe oo caawa xil cusub magacaabayCabdi CadeMay 16, 2025 by Cabdi CadeMay 16, 20250 Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa u magacaabay Aadan Maxamed Mungaay Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Horumarinta Mashaariicda iyo Xiriirka Hay’adaha ee Gobolka Gedo.... Read more
NEWS Madaxweyne Cirro oo si adag uga hadlay rabshidihii ka dhacay BurcoCabdi CadeMay 16, 2025 by Cabdi CadeMay 16, 20250 Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay mudaharaadkii Burco ee dhaliyay khasaaraha nafeed iyo midka maaliyadeed, isaga oo sheegay inuu ka baroor diiqayo dadkii ku... Read more
NEWS TPLF oo xaalku ku xun yahay baaq cabasho ahna u diray Midowga AfrikaCabdi CadeMay 16, 2025May 16, 2025 by Cabdi CadeMay 16, 2025May 16, 20250 Xisbiga ugu weyn mucaaradka Itoobiya ayaa ugu baaqay Midowga Afrika inay soo farageliyaan dadaallada lagu dhex dhexaadinayo iyaga iyo dowladda kadib markii guddiga doorashada ay... Read more
NEWS Qarax khasaaro geestay oo goordhaw ka dhacay MuqdishoCabdi CadeMay 16, 2025 by Cabdi CadeMay 16, 20250 Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada hareeraha waddooyinka lagu qariyo uu ka dhacay laamiga dheer ee degmada Kaxda ee gobolka Banaadir, waxaana qaraxan uu khasaarooyin kala... Read more
NEWS Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulamo muhiim ah la qaatay Wasiirro CarbeedCabdi CadeMay 16, 2025 by Cabdi CadeMay 16, 20250 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, oo ku sugan magaalada Baqdaad ayaa kulan doceedyo muhiim ah... Read more
NEWS Axmed Madoobe oo si adag uga horyimid Xisbiga Caddaaladda baaqna dirayCabdi CadeMay 14, 2025 by Cabdi CadeMay 14, 20250 War-saxaafadeed caawa kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa looga soo horjeeatay xisbigii weynaa ee xalay looga dhawaaqay Muqdisho, kaa uu hoggaamiye ka yahay Madaxweyne Xasan Sheekh... Read more