Xagee ku Dambeeyay Mooshinkii laga gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya ee Farmaajo ?
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan Mooshin xil ka qaadis ah waxa ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedeaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Mooshinka Madaxweynaha...