La-taliyaha amniga ee Madaxweynaha Somalia Cabdi Siciid Muuse Cali ayaa sheegay in Ciidamada rasmiga ah ee u diiwaan gashan dowladda Soomaaliya ay gaarayaan 9,000 kun...
Xildhibaanada Baarlamaanka ee la baxay Badbaado Qaran oo ah garabka Baarlamaanka Soomaaliya ee wada Mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaliya ayaa qoraal u diray dowladda...
Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Max’ed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa la sheegay inuu wali ku jiro xaalad go’doon oo la mid ah tii uu uga soo baxay...
Taliska ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay duqeyn ku dileen 8 dagaalyahan oo ka tirsan...
Waxaa yara degan caawa xaalada magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ka dib markii ay hareeyeen rabshado maalintii sadexaad galay oo looga soo horjeeday xariga dowlada...
Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war ka soo saaray rabshadaha ka taagan magaalada Baydhabo iyo dirirta...
Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka tirsan xubnaha aqalka hoose ee baarlamanka Somalia ayaa buuq ka dhex dhaliyay kulankii lagu taageerada Madaxweynaha ee maanta ka...
Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiin U Sameeyey Qaarkamida Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland. Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto ka soo baxaday xafiiskiisa...