(Sawirro) Golaha Aqalka Sare oo ansixiyey sharci Muhiim ah oo wax laga bedelay
Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta.Ajendaha Kulanka ayaa ahaa; Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta. Guddomiyaha Guddiga...