Dibed-baxyo ayaa maanta ka dhacay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kaasoo looga soo horjeeday amar ka soo baxay Wasaarada Xannanada Xoolaha Maamul Goboleedka Galmudug. Bananbaxayaasha...
Cudurka Coronavirus ayaa khilaaf ka dhex abuuray dalalka deriska ah ee Kenya iyo Tanzania, kaasoo salka ku haya dhinaca Duulimaadyada. Tanzania ayaa mamnuucday saddex kale...