Madasha Samatabixinta Sooomaaliyeed oo ku mideysan yihiin madaxdii hore ee dalka soo xukumay oo haatan mucaarad ah ayaa si weyn uga walaacsan go’aan ay sheegeen...
Ilo sirdoon oo ka tirsan Israa’iil oo la hadlay warbaahinta gudaha Israa’iil ayaa sida uu ku warramay telefishinka Channel 12 , waxaa ay si faahfaahsan...
Israaiil ayaa mar kale duhurnimadii maanta duqeymo xooggan u geysatay Iran. Markaan waxey beegsadeen xarumaha Keydka hubka ee Iran. Magaalooyin ay ka mid tahay Tabriz...
Warbaahinta Al Jazeera oo soo xiganaysa Channel 12 ee Israa’iil ayaa sheegtay in weerarkii xoogganaa ee saaka lagu qaaday xarumaha Iran uu sababay dhimashada inta...
Hoggaamiyaha sare ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei ayaa si dhaqso ah u magacaabay taliyaha guud ee ciidanka qalabka sida ee Iran iyo taliyaha ciidanka ilaalada...
Israa’iil, waxay ku guul darraystay inay gaarto xarunta ay ka socota horumarinta u sarreysa ee nukliyeerka Iran ee Fordow, oo ku taal dhulka hoostiisa ee...
Israa’iil ayaa gudaha Iran ka fulisay weerar aan horey uga dhicin gobolka bariga dhexe oo dhaliyay , in la cirib-tiro maskaxda militari iyo saynisyahannadii nukliyeerka—...
Israel ayaa weerar lama filaan ah ku qaaday goobo ka tirsan xarumaha Milatari ee Iran, waxayna dileen qaar kamid ah raggii ugu sareeyay gaashaandhiga dalkaas,...