Fadeexad ayaa ka taagan dawooyin shalay Gudoomiyaha heyadda Maareynta musiibooyinka ee DF ay ka geysay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan kaasoo loogu talo galay xoogaga...
Dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa muujiyay niyad jab xooggan oo ay ka qabaan maalgelin la’aanta howlgalka xasillinta Soomaaliya, iyagoo dalbaday in la bixiyo $93.8...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowladda Hirshabelle waxay si rasmi ah u shaacisay in ay jartay xiriirkii wada-shaqeyneed ee kala dhexeeyay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta...
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo duhurnimadii maanta ka qarxay Tuulada Galcad ee Gobolka Hiiraan ee u dhaxaysa Degaanada Aboorey iyo...