Netanyahu, ayaa isku diyaarinaya inuu amro weerar ay Israa’iil ku qaado Iran, saacadaha iyo maalmaha ina soo aadan, sida uu ku warramay wargeyska New York...
Halyeeyadii hore ee Kubada Cagta Afrika ee ka soo ciyaaray horyaalada Qaarada Yurub ee tartamada caalamiga ah oo booqasho taariikhi ah ku jooga Magaalada Muqdisho...
Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil oo duqeeyay garoonka diyaaradaha ee Sanca “Waxaan mar kasta dib u burburin doonaa garoonka diyaaradaha ee Sanca. Ciidanka cirka ayaa burburiyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoydii hore ee caanka ka ahaa dhanka kubadda cagta caalamka, Samuel Eto’o oo...
Dawladda Sucuudiga ayaa u diiday inuu waajibaadka Xajka soo guto sanadkan Sheekh caan ah oo lagu magacaabo Sheekh Ahmed Guma kaasoo u dhashay waddanka Nayjeriya....
Qarax xooggan ayaa ka dhacay saldhig basaska laga raaco oo ku dhow xarunta ciidamada milateriga ee loo yaqaan Mogadishu Cantonment ama Abacha Barracks, taasoo ku...
Qoraa Caan ah oo u dhashay Kenya laguna magacaabo Cyrus Nyakundi, ayaa maqaal uu qoray waxa uu cadeeyay in booliiska Kenya ay afduubteen kadibna dileen...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ingiriiska ayaa uga digtay Israel Haddii aysan joojin dagaalka ay ku hayso Gaza oo aysan qaadin xayiraadaha gargaarka, ay qaadayaan tallaabooyin...