Siyaasiyiinta waaweyn ee Mucaaradsan Dowlada Somalia ayaa maanta iskugu tagay mowlaca Macalin Nuur ee Magaalada Muqdisho halkaasoo ay ku soo bandhigayaan dhoolatus siyaasadeed iyo kulamo...
Trump, ayaa dhexda u galay fadeexad iyo ceeb diblomaasiyadeed oo uu kala kulmayo, inuu adeegsaday sawirro been abuur ah oo aan la xiriirin Koonfur Afrika,...
Russia iyo dal walba oo la ganacsada, Maraykanku wuxuu ku soo rogi doonaa canshuur ah 500%. Sharcigan waxaa ka soo shaqeeyey Senator Lindsey Graham. Haddii...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in Xeer-nidaamiyaha Dareera-hoosaadka Batroolka la dhaqan-gelinayo laga bilaabo 21-ka June 2025, sida...
Cabdikariin Xuseen Guuleed oo horey u soo noqday Wasiir heer federaal iyo Madaxweyne goboleed ayaa soo saaray War saxaafadeed uu uga hadlayo arrimaha amniga iyo...
Dowladda Turkiga ayaa si weyn u kordhisay joogitaankeeda ciidan ee gudaha Soomaaliya, iyadoo halkaas u dirtay 500 askari oo cusub. Talaabadan ayaa qeyb ka ah...