Waalidinta labo wiil oo ay maanta ciidamada amniga ku dileen Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dadkii la dilay ay ahaayeen qof shacab...
Guddi ka tirsan baarlamanka dalka Zimbabwe ayaa la filayaa inay ku cadaadiyaan madaxweynihii hore ee dalkaas Robert Mugabe inuu keeno caddeymo muujinaya halka ay ka...
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan israsaaseyn galabta casar gaabadkii ka dhacday magaalada Muqdisho taasoo ay ku lug lahaayeen ilaalada xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo...
Dalka Talyaaniga labadii cisho ee u dambeeyey waxaa ka taagneyd fadeexad soo jiidatay indhaha shicib-weynaha dalkaasi, markii ay soo ifbaxday fadeexad ka dhan ah Giuseppe...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa u digay shaqsiyaadka ku howllan sameynta sharciyada Been-Abuurka ah ee lagu xalaalaysanayo...
Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa waxaa garoonka dayuuradaha Cigaal ee magaaladaas ka dagay laba Dayuuradood oo ah nooca Helicopterka. Dayuuradahaas ayaa...