Shirkadda Apple ayaa sheegtay in dhammaan qalabkeeda oo ay ka midyihiin taleefoonada casriga ah ee iPhones, iyo kumbuyuutaraadka Macs loo yaqaano ay leeyihiin cillad weyn...
Waxaa maanta Garoon kuyaala Xaafada Raadeel ee degmada Dayniile lagu soo gabo gabeeyay koob loo dhigay kooxo ka dhisan Degmada Dayniile, waxaana koobkan loogu tala...
Mudo labo bilood ah ayey baaga muudo yihiin haweenka Muqdisho ku nool ee ka ganacsadda Dahabka Jajabka ah, kadib markii ay canshuur xad-dhaaf dul dhigtay...
Waxaa maanta Degmada Doolow ee gobolka Gedo lagu soo bandhigay sargaal la sheegay in uu katirsanaa Xarakada Al Shabaab una qaabilsanaa kooxdaasi dhinaca howlgalada iyo...
Dawladaha dunidu waxey ku kala sareeyaan saameynta; siyaasadeed, dhaqaale, aqooneed, ciidan iyo hogaamineed. Waxaana loo kala qeybiyaa; 1. Dawlad-daleed; waa dawlada saameynteedu ku koobantahay dalkeeda...
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxo hubeesan maanta toogasho ku dileen sargaal katirsanaa  ciidanka ilaalada dekadda Bosaso. Goob joogayaal...