Afhayeenka ONLF oo shaaciyey hal qodob oo aysan weligood ka tanaasuli doonin
Afhayeenka ONLF C/ Qaadir Xassan Hirmooge (Caddaani) ayaa wuxuu sheegay iney jabhaddu marnaba ka tanaasuleyn mowqifkeedi ahaa iney gooni iisu taagto. Magaalada Asmara ee caasimadda...