Dowlada federaalka yey taageereysa labada Musharax Saciid Dani iyo Asad Cismaan ?
Magaalada Garawe waxaa si toos ah uga socota wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana wareega labaad ee doorashada isugu soo haray sadexda musharax...