Dugsi Quraan Online ah oo kuu haya fursado waxbarasho oo u gaar ah Qurba joogta iyo caruurtooda

Amaano Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta Soomaaliyeed , meelkasta oo ay ku nool yihiin adduunka .

Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.

Waxa uu dugsigu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool ee dhibka badani ka haysto tarbiyadda caruurta , waxaanu diyaar u yahay inuu kala qaybqaato oo uu ka saacido dhinaca tarbiyadda caruurta.

Waxyaabaha lagu baranayo dugsiga waxa kamid ah : –

  • Quraanka kariimka ah
  • Higaadda
  • Carabida
  • Xadiithka
  • Caqiiqda islaamka
  • Fiqhiga
  • Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
  • Tarbiyadda caruurta
  • Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
  • Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)
  • Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin aqoon

buuxda u leh casharada ay bixinayaan .

Manhaj tayo waxbarasho leh oo sifudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.

Wakhtiga waxbarashadu waxa uu ku xiranyahay ardaydu xilliga ay baran karaan .

Hadda la xiriir maamulka oo is dinwaangali :

Whatsapp: +252636496539

Viber: +252636496539

Imo: +252636496539

Skype: AMAANO QURAN ONLINE  

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -