Allbanaadir.com
NEWS

Tacsi oo loo dirayo Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo Walaashiis Muqdisho ku geeriyootay

Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada  Allbanaadir waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo walaashiis Faadumo Sheekh Cali Dhuxulow maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

Waxaan ilaah uga baryeenaa in Janadiisa Fardowso ka waraabiyo Marxuumad Faadumo Sheekh Cali Dhuxulow eheladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan ilaah  ka siiyo.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay kufsi gabdho yar-yar loogu geystay Afgooye

Caydiid Ali

Saacadaha Bandowgii Muqdisho oo la kordhiyey & amaro cusub oo soo baxay

Caydiid Ali

Ruushka oo soo bandhigaya Taangi noociisa aan horey loo arag & hub kale oo casri ah (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---