Allbanaadir.com
NEWS

Gudoonka Baarlamaanka oo shaaciyay cida iska leh Go’aan ka gaarista Maqaamka Muqdisho

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw soo saaray Qoraal lagu cadeenayo cida iska leh go’aan ka gaarista Maqaamka Muqdisho, kadib khilaaf siyaasadeed oo arintaasi ka dhashay.

Qoraalka kasoo baxay Gudoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu cadeeyay in go’aan ka gaarista Maqaamka Muqdisho ay tahay awood u gaar ah Baarlamaanka Federaalka,waxa ayna gudoonka ku baaqeen in laga hortago wax kasta oo abuuri kara xasilooni daro.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Gudoonka Baarlamanaka

 

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Rooble & Wakiilka Midowga Afrika oo kulan iskugu yimid ka dib weerarkii shalay

Caydiid Ali

Dowlad Afrikaan ah oo diiday deeq lacageed oo gaareysa $1.7 Bilyan oo dollar

Caydiid Ali

Maxaa ka soo kordhay howlgalka ciidan ee ka socda Hiiraan?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---