Allbanaadir.com
NEWS

Shirkadda Danab oo ka qeybgashay Bandhiga Ganacsiyeedka ee Somali Real Estates And Construction (SORECO)

Expo 8 January 2018:-Shirkadda Danab oo ka mid ah Shirkaddaha keena Dalka Qalabka korontada iyo Electrooniga ayaa ka qeybgashay Bandhiga Ganacsiyeedka ay qabatay Somali Real Estates And Construction (SORECO) Expo,waxa ayna ku soo bandhigtay Adeegyada kala duwan ee Bulshada u heyso.

Maamulka Shirkadda Danab ayaa Warbaahinta u sheegay in Sanadkaan ay Dalka keeneen Qalab badan oo dhanka Korantada iyo Electrooniga oo baahi weyn loo qabay.

Macaamiishada Shirkadda Danab oo bandhiga Ganacsiga ka soo qeyb galay ayaa ku aamanay habka ay ula dhaqmaan, waxa ayna bogaadiyeen Shaqada Gacansiga ee Bulshada u hayaan.

Qalabka ay keento Shirkadda Danab ayaa leh tayo sare oo muddo ku heynkara Alaabta aad ka iibsato,iyada aysan jirin Welwel in isla markiiba ay ciladi ku timaado

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Rotterdam: Arday hubeysan oo toogasho ku dilay Macalinkiisa iyo dad kale

Caydiid Ali

Qof qaba Caronavirus oo lagu arkay Muqdisho iyo Wasaarada Caafimaadka oo ka hadashay

Cabdi Cade

Xamse & Madaxda Dowlad goboleedyada oo caawa booqday xeebta Liido (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---