Allbanaadir.com
Life StyleNEWS

Beesha Murusade oo caleemo saaratay Nabadoon Guud

Munasabad lagu caleemo saarayey Nabadoonka guud ee beesha Murusade Cabdi Nuur Xalane ayaa lagu qabtay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Waxaa Munaasabadan ka qeyb galay, odayaal, waxgarad, dhalinyaro, haween, aqoonyahano iyo siyaasiiyiin ka soo jeeda beesha Murusade oo khudbado kala duwan ka jeediyey.

Waa markii ugu horeysay ee beesha Murusade ay yeelato Nabadoon guud sida laga sheegay munaasabadaas.

HOOS KA DAAWO KHUDBADAHA MUNAASABADA.

Related posts

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka dooday Xakameynta Kiimikooyinka…

Cabdi Cade

Somaliland oo cadeyn u keentay eedeyntii ay u jeedisay Jabuuti

Caydiid Ali

Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Golaha wadatashiga Somalia

Caydiid Ali
Taboola Ads ---