Allbanaadir.com
NEWS

Bishaaro Muhiim ah oo loo hayo Qurba joogta Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan

Ihsan Academy Online waa dugsi Qur’aan online casri ah oo loogu talo galay in Qur’aanka iyo culuumta kale ee diinta wax lagu baro qurbajoogta Soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin daafaha adduunka .

Dugsiga waxa wax ka baran kara carruurta yar yar iyo dadka waa weyn labadaba, waxa ayna dadka wax ka baranaya halkan heli doonaan fursado ay wax badan kaga faa’iideystaan cukuumta loo dhigayo.

Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool ee dhibka badani ka haysto tarbiyadda caruurta , waxaanu diyaar u yahay inuu kala qayb qaato oo uu ka saacido dhinaca waxbarashada iyo tarbiyadda caruurta.

Koorsoyinka dugsiga lagu barto waxa kamid ah : –

1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Carabida
4) Xadiithka
5) Caqiiqda islaamka
6) Fiqhiga
7) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
8) Tarbiyadda caruurta
9) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
10) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka

 

 Manhaj tayo waxbarasho leh oo sifudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
 Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .

Hadda la xiriir maamulka oo is dinwaangali :

WhatsApp +252638000688

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Qarax goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya (Sawirro)

Caydiid Ali

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo soo saaray qoraal lagu soo xirayo 3 nin oo ku eedeysan..

Caydiid Ali

Rooble oo mar kale ku celiyay in la qabanayo Doorasho ku dhacda Xor iyo Xalaal

Cabdi Cade
Taboola Ads ---