Allbanaadir.com
NEWS

Qaar kamid ah Xisbiyada ka jira Puntland oo taageeray rabitaanka Madaxweyne Deni

Qaar kamid ah xisbiyada siyaasadda Puntland ayaa qoraal ay soo saareen ku caddeeyay mowqifkooda ku aadan hirgelinta hannaanka doorashada qof iyo cod, oo ay ku muransan yihiin madaxtooyada Puntland iyo siyaasiyiinta mucaaridka ah.

Qoraal kasoo baxay Shan kamid ah xisbiyada ka jira Puntland ayey ku taageereen mowqifka madaxweyne Siciid Deni ee hirgelinta doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacda deegaannada maamulka Puntland.

Xisbiyadan waxa ay sheegeen in ay taageersan yihiin doorasho qof iyo cod ah oo ku dhacda si xor iyo xalaal ah, si loo dhammaystiro hannaanka dimuqoraaddiyadda Puntland, waxaana ay shacabka ugu baaqeen in ay diyaar garoobaan diiwaan-gelinta doorashada.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ku-simaha Madaxweynah oo Munaasabad soo dhaweyn ah loo sameeyay (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Hooyo Gabar ay dhashay ku iibisay 420 dollar iyo Sababta ka dambeysa

Cabdi Cade

Madaxtooyada oo War kasoo saartay Shirkii Maanta ka furmay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---