Allbanaadir.com
NEWS

Guddoonka Labada Aqal oo magacaabay Guddi saaxiibtinnimo oo ka kooban 21-xubnood

Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiyada saaxibtinimada Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaannada Shiinaha, Ciraaq iyo Isutaga imaaraadka Carabta.

Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa horey u magacaabay guddiyo saaxiibtinimo qaar kamid ah Baarlamaannada Caalamka, kuwaa oo ka shaqeenaya xoojinta xiriirka Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaannada kale ee Caalamka ka jira.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dagaal khasaare nafeed geystay oo caawa ka dhacay degmada Afgooye

Caydiid Ali

Cudurka COVID-19 oo saacadihii ugu dambeeyey dad badan ku dilay Muqdisho

Caydiid Ali

Aktarka caanka ah ee Sanjay Dutt oo ay qabsatay dhacdo si weyn looga hadal hayo caalamka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---