Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DF oo digniin siisay dad degan dhul dan-Guud ah oo ku yaalla Muqdisho (Akhriso)

Xafiiska Garyaqaanka guud ee Dawaladda oo Digniin culus ka soo saaray Dhulka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee u dhexeeya Ex-kontarool Afgooye iyo Jaamacadda umadda Soomaaliya.

War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Garyagaanka guud ayaa lagu amray in si dhaqsi ah looga guuro Dhulkaasi.

Related posts

Ciidamada Puntland oo wada ugaarsiga firxadka kooxda Daacish (Sawirro)

Cabdi Cade

Tirada Muhaajiriinta doonyaha ku galay UK sannadkan oo la shaaciyey xilli uu tarxiil bilowday

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Rooble iyo Wefdi uu hogaaminayo oo dalka Dibadiisa u ambo baxay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---