Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweyne ku xigeenada Galmudug & Jubbaland oo gaaray Jigjiga (Ujeedka)

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Eid iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya.

Wafdigan waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay caasimada Jigjiga Masuliyiinta Dowlad deeganka Soomaalida.

Madaxweyne ku-xigeenka iyo Wafdigiisa waxay Magaalada Jigjiga uga qayb galayaan Shirka Amniga Xuduuddaha ee Dariswanaaga,

Sidoo kale waxaa uu kulamo gaar gaar ah la qadan doona Masuliyiinta ugu saraysa Dowlad Deegaanka Soomaalida.

Shirka Amniga ee Dariswanaag ayaa waxa sido kale ka qayb galaya Masuliyiin ka socota Dowlad Goboleedla Jubbaland  oo uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Adan xubno kale.

Related posts

Shir aan loo dhameyn oo maanta ka furmay Hotelka Decale ee Muqdisho

Cabdi Cade

Madaxweyne Cabdi Max’uud Cumar oo TV-ga hadal uga jeediyey shacabka DDSI

Caydiid Ali

Aadan Madoobe oo Magacaabay Guddi qaban qaabiya Shirka Dib u heshiisiinta K/Galbeed (Akhriso)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---